Guddiga Doorashooyinka Heer Dowladd Goboleed ee Hir-shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashadda laba kursi oo kamid ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kuraasta doorashadooda la qabanaayo ayaa kala ah HOP#070 oo afartii sano aynu soo dhaafnay uu ku fadhiyay Xildhibaan Aadan Cali Xasan iyo HOP#115 oo afartii sano aynu soo dhaafnay uu ku fadhiyay Cali Maxamed Cumar”Cali balcad”.
“Guddiga Doorashooyinka Maamulka Hirshabelle waxa uu shaacinayaa Jadwalka 2 Kursi oo kamid ah Kuraasta Taala Magaaladda Jowhar”, !

