Akhriso:-Maamulka Galmudug oo Qabanayo Doorashada 7-kursi

0

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay  Jadwalka qabashada Doorashada 7 kursi.

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Maamulka Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa sheegay in doorashadda 7-da kursi la qaban doono  26-27 bishaan January,waxayna ka dhacaysaa Magaaladda Dhuusa-mareeb.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here