Wararka Guddiga Doorashooyinka oo Soo Dhaweeyay Qodobadda Shirka Watashiga Qaran By Radio Simba - Ocak 10, 2022 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal oo soo dhaweeyay warmurtiyeedka ka soo baxay shirka Muqdisho uga socday madasha Wadatashiga Qaran.