Qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka ayaa walaac xoogan ka muujinaya ficilada uu ku dhaqaaqayo Raiisul wasaare rooble laga soo bilaabo markii uu khilaafku soo kala dhexgalay isga iyo madaxweynaha
Waxaana ay sheegeen in uu qaadanayo tilaabooyin qaldan oo ay dhagaha ugu shubayaan xubnaha mucaaradka dowladda
siyaasiyiinta ayaa sheegay in wax yaabahya qaldan ee uu ka qaadanayo midowga musharaxiinta xil doonka ah ay yihiik kuwa dalka uhorseedayo burbur iyo kala qeybsanan.
mid ka mid ah siyaasiyiinta dalka oo la hadlay idaacada simba ee muqdisho ayaa waxa uu si aad ah u dhaliilay go,aanadii ugu dambeeyay ee uu qaadanayay raiisul wasaare isaga oo ka shidaal qaadanaya mucaaradka dowladda.
waxaana uu sheegay intaasi ay uga sii darayso ismarin waaga jira iyo xaalada murugsan ee uu haatan dalku galay
Halkaan Hoose ka dhageyso codka Siyaasiga

