Waxaa xalay magaalada muqdisho ee caasimada dalka ku geeriyooday alaha unaxariistee guddoomiye ku xigeenkii arimaha bulshada mamaulka gobolka hiiraan sheikh xuseen cismaan cali
marxuunka ayaa muddooyinkii degmbe ku xanuunsanayay magalada muqdisho iyadoona ugu dambeyn ay xalay naftu uga baxday degmada wadajir ee gobolka banaadir
masuuliyiin ka ka tirsan maamulka gobolka hiiraan ayaa ka tacsideeyay geerida xanuunka badan ee ku timid guddoomiyaha ku xigeenkii arimaha bulshada maamulka gobollka hiiraan
waxaana qaar ka mid ah dadkii aqoonta u lahaa sheiq xuseen ay ku tilmaameen in uu ahaa nin aad u daceecad wanaagsan oo aad dadku ujeclaayeen

