Wiil Soomaali ah Oo Lagu Dilay Dalka Maraykanka

0

wararka ka imaanaya dalka maraykanka ayaa waxa ay kusoo waramayaan in wiil soomaali ah uu wiil kale oo soomaaliyeed ku dilay gudaha dalkaasi.

wararka ayaa sheegaya in dilka wiilka soomaaliyeed uu ka dhacay goob ganacsi oo kuyaal  gobolka minisota

Wiilka la dilay lagu Magacaabi jiray Feysal Axmed Abuukar ,waxaana lagu sheegay in da,aan uu jiray  33 Sano, halka wiilka wax  dilayna lagu magacaabo Sakariya Cusmaan Axmed oo jira 31 sano.

sida uu dilkaan u dhacay waxa ay wararku sheegayaan in ay tahay in willka waxa dilay uu ahaa boolis islamarkaasna uu muran dheramay ay sababtay in la toogto wiilkaan soomaaliyeed

dilka kadib, ciidama booliska maraykanka ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan muwaadinka soomaaliyeed ee dilay wiilka soomaalig ah

maalmaha soo socda ayaa la filayaan in wiilkaan soomaalieed lagu maxkamadeeyo dalkaasi mareykanka gaar ahaana gobolka minisoota maxkamad kutaal

ma,aan markii ugu horaysay oo dhacdo uu caan ah ay ka dhacdo maraykaanka taasi oo ay isku dileen muwaadiniin soomaaliyeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here