Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa garoonka caalamiga Qaahira kuso dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur oo xalay safar shaqo ugu amba baxay Magaalada Qaahira.
Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan dhamaan wasiirada cadaalada Dowladdaha ku bohoobay jaamacada Carabta ayaa Soomaaliya waxa uga <span;>ka qayb geli doonna shirkaas Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Xil Gaarsiinta C/Qaadir Maxamed nuur
Wasiirka cadaalada Soomaaliya ayaa waxa lagu wadaan inta uu Qaahiro ku suganyahay inuu kulama dooceedyo la qaado wasiirada dhigiisa ah ee ka qeybgalaya shirka ay iskugu imaanayaan wasiirada jaamacada Carabta
Sidookale shirka Wasiirada jaamacada Carabta ee sanadkaan ka dhacaya qaahira ayaa waxa lagu wada in diirada lagu saaro Arimo kusaabsan cadaalada iyadoo shirka lagu soo badhigayo Tacadiyada iyo dhibaatooyinka wax ka qabashada u ubaahan ee ka jira wada Carabta

