Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in tiradii ugu badneyd cudurka karoona virus laga he;lay dalka
waxaana ay sheegtay in wajigii sadaxaad ee cudurka uu dalka kusoo kacay
wasaarada ayaa sheegtay in 24 saac ee ugu dambeeyay cudurka covid19 laga baaray dad gaaraya 1483 qof islamarkaasna si rasmi ah cudurka looga
helay 97
Puntland: 49
Banadir: 44
Southwest: 3
Galmudug: 1
Lab: 49
Dhedig: 48
Bogsashada: 40
Dhimasho: 9 (Banadir:7, Puntland:1, Somaliland:1)
Tirada Guud ee Laga Helay: 15,594
Bogsashada Guud: 7,633
Dhimashada Guud: 828
Wasaarada ayaa dad ugu digtay halista cudurka iyo in la qaado talaaboyinka caafimaad ee cudurka looga hortagayo

