Madaxweyne Qoor Qoor Oo Maanta Ku Dhawaaqaya Musharaxiinta Aqalka Sare Ee Galmudug

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka galmudug ayaa waxa la filayaa in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo xubnha musharaxiinta ah ee utartamaya in  maamulka galmudug ay ku matalaan aqalka sare

Soo xulista xubnahaan ayaa la tillmamay in si garbin xoogan iyo jahwareer uu ka jiro ,waxaana jira xubno badan oo dhamaantood ku sugan dhuusamareeb oo kuwaas oo madaxweyne qoor qoor ku cadaadinaya in uu ku daro musharaxiinta utartamaysa aqalka sare

Madaxweynaha Galmudug ayaana waxa haya dhankale cadaadis xoogan oo dhanka waqtiga ah

Waxaana uu haystaa kaliya fursad uu xubnaha musharaxiinta kusoo magacaabikaro ilaa iyo bari

Warar ayaa sheegay in xafiiska Madaxweyne qoor qoor uu samareeb uu ka jiro mashquul farabadan oo kaasi oo ku aadan in xafiska ay buux dhaafiye xubno horay aqalka sare usoo matalay oo doonaya inay soo laabtaan iyo xubno xubno oo oyaguna doonaya kursiga

Waxaana la aaminsanayahay kuraasta qaar ay noqon doonan kuwa lagu laabto soo xulistoo hadii xita maanta la dadajiyo

Madaxweynahii ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa ka mid ah xubnaha juhdiga ugu badan bixinaya si ay kusoo baxaan

Maanta ilaa Bari ayaana la arki doonaa cida sida rasmiga ah ugu soo baxda musharaxiinta aqalka sare ee Maamulka Galmudug Oo la qoyaasayo in dhin xita ay uridi karto cida doorashada dalka ku awoodbadan mucaaradka dalka iyo muxaafadkaba

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here