Midowga Musharaxiinta Oo Kulan Xasaasi ah La Qaatay Guddiga Doorashooyinka Heer Faderaal

0

Xubnaha midowga musharaxiinta ayaa waxa ay  xalay kulan la yeesheen guddiga hirgalinta doorashooyinka heer faderaal oo kuwaasi oo laga sugayo hirgalinta doorasho xor iyto xalal ah oo dalka ka dhacda

kulan oo laba geesoo ahaa ayaa waxa looga hadlay arimo ku saabsan dhinaca doorashada iyadoona si gaar ah diirada loo saaray si loo qaban lahaa doorasho lagu kalsoonan karo oo dalka ka dhacada

waxaana dhankooda ay balan qaadeen guddigu in ay dadaal dheeriya ku bixinayaan sidii doorashadaasi ay u noqon laheyd mid cad oo loo wada dhan yahay

dhinaca xubnaha midowga musharaxiinta ayaa iyaguna dhankooda sheegay in ay mar walba gabtaagnanayaan guddiga doorashada islamarkaasna ay la shaqeynayaan

guddiga doorashooyinka dadban ee dalka ayaa muddoyinkii dambe waday kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo siyaasiyiinta daneynaysa arimaha dooashooyinka

waxaana xusid mudan in ay hortaalo shaqa adag oo u baahan in maskax iyo dadaal fabadan oo cadaalad ay ku dheehanatahay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here