Bixinta Baasaboorka Soomaaliya Oo Laga Bilaabay Gudaha Dalka Mareeykanka

0

Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Washington DC ee magaalo madaxda dalka Maraykanka oo baasaboorrada ka bixinaysa Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka ayaa dadaal ugu jirto sidii ay si hufan ugu adeegi lahayd shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka mareykan

Tani ayaa waxa ay kusoo aadeysa xili mudooyinkii dambe ay dowladda faderaalka soomaaliya masuuliyiinta ugu sareysa ay wadeen tayeynta baasaboorka soomaaliya

si gaar ah waxa arintaan xili gooniya iska saaraysay wasaarda arimaha dibada xukuumada faderaalka soomaaliya

sidookale bixinta basaboork soomaaliga ee laga bilaabay gudaha mareykanka ayaa waxa ay imaaneysa iyadoo ay baahi weyn u qabeen dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha dalkaasi mareykanka

waxaana haatan ay si aad ah usoo dhaweeyeen bixinta basaboorka soomaaliga oo ka biloeday Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka soo kobcaya ee kasoo kabanaya dagaalada sokeeye kuwaasi oo meel hoose kaga jira qiimeynta basaaboorada caalamka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here