Ganacsatada soomaaliyeed ee ku ganacsata dalkaas koonfur afrika ayaa saakay waxa xiran goobohoodi kadib rabshado xoogan oo ka bilowday dalkaas
waxaana lagu soo waramayaa in haatan xaaladu ay cirka isku shareertay kadib markii goobo badan la gubay islamarkaasna dad badan oo soomaaliyeed la jirdilay
rabshadahaan ayaa ka dhahsay kadib markii la xiray madaxweynihii hore ee dalka koonfur afrika jokom zuuma ,waxaana taageerayaal badan oo careysan ay banan baxyo rabshada wata shalay ilaa haatan ay ka wadaan

