Wasaarada Caafimaadka Oo Shaacisay Kiisas Badan Oo Cudurka Covid-19 Ah

0
Wasaarada caafimaadka xukuumada faderaalka  soomaaliya ayaa shaacisay tirada xaaladiihii ugu dambeeyay caabuqa karoona fayrus ee laga helay dalka
wasaaradu waxa ay sheegtay in 72 saac ee ugu dambeeayay la baaray dad gaaraya 2,387 ruux
waxaana ay intaasi ku dartay in si rasmi ah dalka looga Helay 31 qof
 Laga Helay: 31
 Puntland:27
Banadir:2
Somaliland:1
 Jubbaland:1
wasaarada caafimaad ayaa dad sidii caadada aheyd uga digtay khatarta cudurkaan waxaana ay sheegtay in wali dalka ay ka jirto halista cudurkaan islamarkaasna loo baahnayahay indadku ay ka feejignaadaan
waxaana ay ku baaqday in lagu dadaalo agabyagada kala duwan ee looga hortagay cudurka covid-19 si gaar ah waxa ay tilmaantay in loo baahnahanyahay in nadaafada lagu dadaalo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here