Wararka Dowladda Oo Baaq Kasoo Saartay Xaalada Magaalada Baladweyne By feysal - Temmuz 5, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa waxaa uu Baaq nabadeed u diray Bulshada Reer Baladwayne.