Waxaa saakay xiran qaar ka mid ah isgooyada waaweyn ee kuyaal magaalada caasimada ah ee muqdisho
Ciidamada dowladda ayaa cabdi bilayaal ku ku jaray wadooyinka qaar ee magaalada
Waxaana ay gaadiidka dad weynaha iyo midka gaarka loo yeelahayba u diidayaan in ay istimaalaan
Wadooyinka xiran waxaa ka mid ah isgooyada isbitaal xooga tabarabuunka iyo digfeer
Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeeysay xiritaanka wadooyinkaa balse ciidanka dowladda ayaa dadka u sheegay in la amray oo ay iska laabtaan sigaar ah waxa ay udiidayaan ciidanka gaadiidka
Wadooyinka ayaa waxa ku arkaysaa dad shacabka ah oo raxanraxan usocda islamarkaasna isticmaalaya lugtooda

