Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Maamulka Hirshabeele Ka Raali Galayay Tabasho Shirka Wadatashiga Qaran

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ka raalli galiyay tabashadii uu ka qabay ka qeyb galka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa shirka maanta furmaya uga qeyb galaya aaladda fogaan aragga ee ZOOM.

warkaan kasoo baxay oo daqiiqado ka hor kasoo baxay dowladda ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili maalmo uu dib u dhacay shirka madaxda dowladda iyo dowladaha xubnaha ka ah oo la filayay  in maalinta sabtid aheyd ee aan soo dhaafnay in  uu  ka furmo magalaada muqdosho ee caasimada dalka

maantay ayaa lagu wadaa in si rasmi ah ugu dambeeyen uu shirku uu uga furmo magalaada muqdisho

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here