Madaxweyne Qoor Qoor Oo Soo Magacaabay Xubnaha Galmudug Ku Matalaya Guddiga Doorashada Qaranka

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay.

Xubnaha la soo bedelay ayaa ah affar xubnood oo ku jira guddiyada doorasho Heer Federaal, heer Goboleed iyo xubin ah Xallinta Khilaafaadka.

Xubnaha Guddiga SEIT

1- Yaxye Cismaan Geedi

2- Mahad Cabdullahi Maxamud

3- Xaawo Aadan Yare Culusow

Guddiga Xalinta Khilaafaadka

1- Ayaan Cabdiraxmaan Maxamuud

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here