Wasarada caafimaadka xukuumada soomaaliya ayaa shaacisay tirada kiisaskii ugu dambeeyay cudurka karoona ee laga halay gudaha dalka
waxaana ay wasaaradu sheegtay in gobolada dalku uu cudurku haatan ku badanyahay islamarkaasna lasoo calaamadeeyay dad badan oo uu soo ritay
wasaarada ayaa waxa ay sheegtay in dadkii ugu dambeeyay ee cudurka laga baaray ay gaarayaan 768 qofood
waxaana ay sheegtay in laga helay 24 ruux oo qaba cudurka covid19
Puntland:23
Banadir:1
Lab: 15
Dhedig: 9
Bogsashada: 82
Tirada Guud ee Laga Helay ee cudurkaan ayaa ilaa iyo hada sii cagcageynaysa 14,691
halka ay ka Bogsadeen 6,846
Dhimashada Guud: 770
wasaarada caafimaadka ayaa sidii caadada aheyd ku celcelisay in laga digtoonaado khatarta cudurkaan oo dalka kusoo laba kacleeyay islamarkaasna haatan fara ba,aan ku haya gobolada dalka

