Guddiga Doorashooyinka Soomaalinland Oo Goordhaw Ku Dhawaaqaya Natiijada Doorashadii Golaha wakiilada iyo deegaanka

0

Saacadaha soo aadan ayaa waxa lagu wadaan in lasoo gabgabeeyo tirinta codadkii ay dhiibteen dadka reer soomaaliland oo lagu dooranayay golaha deeegaanka iyo wakiilada soomaaliland

Doorashada golaha wakiilada iyo mida deegaanka soomaaliland  ayaa waxa ay ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee deegaanada soomaaliland kuwaasi oo kala ah hargeysa burco berbera iyo kuwo kale oo badan

Doorashada goalaha wakiilada soomaaliland waxa u tartamaya 246 mudane

Halka In ka badan 500 oo musharax ayaa u tartamaya goalaha deegaanka

Goobaha coddaka lagu tirinayo waxa ku sugan masuuliyiin ka tirsan musharaxiinta taertameysa kuwaasi oo ilaashanaya codadka ay heleen

Wasiirka arimaha gudaha soomaaliland ayaa ugu baaqay murshaxiinta in ay ku kalsoonaadaan taageerayaashooda

Waxaana uu sheegay in loo baahanyahay in la ilaaliyo nabad galyada isaga oo xusay in markii laisi soo sharayay ay banad ku dhamaatay haatana aan loo baahnayn in rabshad la kiciyo marka tatiijada lagu dhawaaqo

Doorashada golaha deegaanka soomaaliland oo dadka shacabka codkooda ku dhacda ayaa waxa u dambeysay 9 sano ka hor bishii nov 2012

Halka tan barlamaankana ay ugu dambeeysay oo dadka shacabka ah codeynayaan 15 sano ka hor 2005

Guddiga doorashada soomaaliland ayaa waxa la filaya saacdaha fooda nagu so ohayo in uu ku dhawaaqo natiijada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here