Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Kulan La Qaatay Safiirka Itoobiya Ee Soomaaliya

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deggen yahay caasimada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Cabdifataax Cabdulaahi Xasan.

Madaxda ayaa ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga iyo howlgalada lagu Ciribtiraayo argigixisada Alshabaab.

arintaan ayaa waxa ay kusoo aadeysaa xili ciidamada itoobiya ay ku suganyihiin deegaanada koonfur galbeed islamarkaasna ay sugaan amaanka goobaha muhiim ka ah ee maamulkaasi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here