Qarax Ka Dhacay Muqdisho,iyo Taliyihii Waabari oo Lagu Dilay

0

Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Qaraxaan ayaa ka dhacay agagaarka Saldhiga Degmadda Waabari ee Magaaladda Muqdisho.

Gaari Laga Soo Buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray Saldhiga Degmadda Waabari,waxaana jira khasaare kala duwan.

Warar soo baxaya ayaa sheeegaya in qaraxa lagu dilay Taliyihii Saldhigga booliska Waabari,Axmed Baashane Calooley.

Waxaa sidoo kale jira khasaare kale uu qaraxa geystay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here