Rw Rooble Oo Hambalyo Udiray Suxufiyiinta Soomaaliyeed

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble oo saxafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ee May 3, ayaa ku ammaanay kaalintooda, isagoo ballan qaaday in xukuumaddu difaaceyso xuquuqda iyo xorriyadda saxaafadda

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here