Howlgalkaan oo ahaa mid amniga lagu xaqiijinayay ayaa waxa ciidamada puntland ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka bari gaar ahaan deegaanada buuraleeyda
ciidamada Sida gaar ka ah utababaran ee PMPFta puntland ayaa la sheegay in ay howlgalkaani fuliyeen ,waxaana ay sheegeen in howlgalka ay qeyb ka heyd sahmin oo lagu raadinayo xogta waxa ay ugu yeeraan argagixisada gaar ahaana kooxda daacish iyo sii looga horta gilahaa weerarada kooxdaasi ay ka fuliyaan buuraha calmadow
war qoraal ah oo kasoo baxay maamulka puntland ayaa waxa faahfaahin looga bixiyay howlgkaani iyo waxyaabihii ciidamadu ay ku guuleeysteen inta uu howlgalka socday


