Ayada oo loo hogaansamaayo dastuurka dalka, oo waajibinaayo dhismaha Golaha Adeegga Gasoorka si ay laanta garsoorku ugu madaxbanaanato waajib gudashadeeda si dhameystiran: Wasaaraddu waxa ay si adag uga shaqeysay dhameystirka dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka, waxaana la soo dhameystiray xubnihi ka dhinnaa golaha, waxaa la marsiiyay golayaasha xukuumadda iyo Shacabka ugu danbeynna waxaa lagu soo saaray xeer madaxweyne, waxaana maanta ku guuleysannay in marki ugu horreysay taariikhada dowladnimada Soomaaliya uu dalku leeyahay Gole Adeeg Garsoor oo u madaxbanaan maamulka hay’adaha garsoorka ee dalka, arintaan ayaa ka dhigan in tiirki ugu muhiimsanaa hanaanka dimuquraadiga ah maanta loo suray qaranka Soomaaliyeed, taa oo ah madaxbanneynta buuxda ee garsoorka dalku helay.DHAMEYSTIRKA DHISMAHA GOLAHA
ADEEGGA GARSOORKA:
Ayada oo loo hogaansamaayo dastuurka dalka, oo waajibinaayo dhismaha Golaha Adeegga Gasoorka si ay laanta garsoorku ugu madaxbanaanato waajib gudashadeeda si dhameystiran: Wasaaraddu waxa ay si adag uga shaqeysay dhameystirka dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka, waxaana la soo dhameystiray xubnihi ka dhinnaa golaha, waxaa la marsiiyay golayaasha xukuumadda iyo Shacabka ugu danbeynna waxaa lagu soo saaray xeer madaxweyne, waxaana maanta ku guuleysannay in marki ugu horreysay taariikhada dowladnimada Soomaaliya uu dalku leeyahay Gole Adeeg Garsoor oo u madaxbanaan maamulka hay’adaha garsoorka ee dalka, arintaan ayaa ka dhigan in tiirki ugu muhiimsanaa hanaanka dimuquraadiga ah maanta loo suray qaranka Soomaaliyeed, taa oo ah madaxbanneynta buuxda ee garsoorka dalku helay.
C/qadir Maxamed Nuur.
Wasiirka Cadaaladda.

