madaxda dowlad goboleedyada galmudug,hirshabeele,koonfur galbeed , puntland iyo jubbaland oo ku sugan magalada dhuusamreeb ayaa waxa ay xalay shirar kala duwan ay ku qaadanayaan magalaada dhuusamareeb ee caasimada maamulka galmudug
shirka madaxda maamul goboleedyada dalka ay xalay yeesheen ayaa waxa ay kaga hadleen arimaha doorashooyinka dalka iyo xaalada kala guurka ah ee dalku uu ku jiro
madaxweynayaasha maamul goboleedyada ayaa waxa la sheegeen in shirarkooda ay uga arinsanayaan arimaha xaalada guud ee dalka iyo sidii loo xalinlaha khilaafaadka hareeyay doorashooyinka gaar ahaana marka lagaaro sideeda fabaraayo sida uu noqonayo xaalada dalku.
xubnaha madaxda maamul goboleedyada ayaa waxa ay sidooakle kawada hadleen sidii mowqif gooni ah oo hal mid ah ay uyeelanlahayeen islamrkaasna
madaxada maamul goboleeyada oo xasaasi ah ayaa waxa laga helaya xoha muhiim ah waxaana la sheegay in lafilayo in magaalada muqdisho ay yimaadaan ismarkaasna ay iskusoo dhaweeyaan madaxda dowlada iyo qaar ka mid ah hogaamiayaasha dowlad goboleedyada oo khilaaf xoogan oo u dhexeyo
waxaana kulamada ay yeelanayaan madaxda maamul goboleedyada uu kusoo aadayaa xili uu fashil kusoo dhmaaday shirkii dhuusamareeb 4 oo ay iskugu tageen madaxda dowladda iyo dowladaha xubnaha ka ah

