warar dheerad ah ayaa waxa kasoo baxaya qarax qasaara kala duwan geeystan oo goordhaweyd ka dhacay deegaanka carbiska ee duleedka magaalada muqdisho
qarxaan ayaa waxa la sheegay in uu ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso islamrkaasna lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowladda faderaalka soomaaliya gaar ahaan ciidamada sida
warar kala duwan ay kasoo baxayaan qaraxaan ka dhacay deegaanka carbiska waxaana wararaku ay sheegayaan in qaraxa lala eegtay ciidamo howlgalo miino baris ah ku jiray kuwaas oo ka tirsanaa ciidamada haramcad ee ilaalada kahaya dhismaha wadada xiriir9isa muqdisho iyo afgooye
ila wareedyo ayaa waxa ay kusoo waramayaan in ciidamada dowladda ay waxyeelo kasoo gaartay qaraxa islamrkaasna ay ku dhaawacmeen ilaa iyo sadax askar oo ka tirsanaa ciidanka dowladda
wararka yaa intaasi kudaraya in qaraxa kadib ciidamada dowladda ay rasaas fureen taasi oo ay waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ah iyadoona la sheegay in rasastaasi ay fureen ciidanka dowladda in ay ku dhaawacantay hal maamo
inta badan ciidamada dowladda ayaa waxa wadada xiriirisa muqdisho iyo afgooye waxa lagu la eegtaa qaraxyo
waxaana xusid mudan in shaqaalo turki ah ciidamo ka tirsan dowladda iyo dda shacab ah uu qasaaro dhimasho iyo dhaawax leh uu kasoo gaaray weerarada lala eegto ciidamada dowladda ee ilaalada ka ah shaqaalaha dhisaya wadada xiriirisa muqdisho iyo afgooye

