wararka imaanaya gobolka galgaduud ayaa waxa ay kusoo qaramayaa in dagaal xoogan beelood oo laga cabsi qabo in uu geeysto qasaaro badan uu gordhaweyd oo saakay ah ka qarxay deegaanada xanan buure iyo qalanqale ee gobolka galgaduud
dagaalkaan ayaa waxa la sheegy inuu u dhexeyo laba maleeshiya beeleed oo wada daga ita u dhexeysa deegaanada xanan buure iyo qalanqale oo ka tirsan gobolka galgaduud
waxaana soo sheegayaa in dagaalkaani uu salka ku hayo aanooyin qabiil iyo ceelal biyoodyo ku yaala halkaasi
wali ila iyo ahada si rasmi ah looma xaqiijin qasaaraha ka dhashay dagaalka saakay ka bilowday deegaanada xanan buure iyo qalanqale ee gobolka galgaduud
balse ilawareedyo ku sugan gobolka galgaduud ayaa idaacada simba u sheegay in dagaalku uu yahay mid xoogan islamarkasna laga cabsi qabo in qasaare kala duwan uu geeysto
wali majirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka galmudug oo looga hadlayo dagaal beeleedka lasoo sheegay in saakay uu ka qarxay deegaanada xanan buure iyo qalanqale meel udhaxeysa

