Wadamada Suudaan iyo Ethiopia oo Kawada Hadlay Khilaafka Labada Dal

0

Raiisiul wasaraha dalka toobiya Abii Axmed  oo shalay booqasho ku tagay magaaalada qartuum eecaasimadda dalka suudaan ayaa kulan laqaatay dhigiisa reysulwasaaraha dalka suudaan cabdalla Xamdook waxaana kulankaasi looga wadahadlay sidii xal looga gaari lahaa khilaafka udhaxeeya waddamada masar,Ethiopia iyo suudaan khilaafkaasi oo laxariira biyo-xireenka webiga Niil kaasi oo dhismihiisa ay horay u billowday dowladda Ethiopia waxaana arintaas si kulul uga soo horjeeystay dowladda masar oo khilaaf xooggan uu kaladhaxeeyo dowladda Ethiopia.

qoraal ay si wadajir ah ay usoo saareen dowladdaha Ethiopia iyo suudaan ayay kusheegeen in labada dal ay isku afgarteen in xal laga gaaro khilaafka biyo-xireenka webiga Niil kaasi oo in muddaa udhaxeeyay  waddamada Ethiopia,masar iyo suudaan waxaana muuqata in ilaa iyo haatan aan wax xal ah laga gaarin khilaafka saddexda dal iyadoo ay dhowr jeer fashilmeen wadahadallo dhexmaray saddexda dal.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here