Puntland oo Sharuudo Ku Xirtay Ka qeyb galka Shirka Magaladda Dhuusa-mareeb

0

Maamulka Puntland ayaa sharuud ku xirey ka qeyb galka shirka magaladda Dhuusa-mareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug.

Qoraal kasoo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa lagu sheegay in marka hore lasoo magacaabo Ra’iisul wasaare cusub, si loo helo Xukuumad Sharciya oo fulisa Qodobada lagu heshiiy.

Sidoo kale, waxay ku baaqday in Shirka ay ka qayb-galaan wakiilada Beesha Caalamka, si loo helo cid dammaanad qaadda Fulinta Heshiiska ka soo baxa Shirkaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here