War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa oo la sheegay in uu fuliyay qof isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa ayaa ka dhacay Gudaha Maqaaxida Luul Yamani oo ku dhow Dekadda Magaaladda Muqdisho.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ninka isku soo xirey waxyaabaha qarxa uu gudaha u galay Maqaayadda.

Waxaa jira khasaare ka dhashay qaraxa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here