Dagmada Afgooye oo kamid dagmooyinka hoos yimaada gobolka shabelada hoose ayaa dadka daggan waxaa ay xillgan wajahayan caqabdo aad u farabdan oo kadhalatay fatahaada usameeyay wabiga shabeelle ee mara deeganno dhaca gobolka shabeelada hoose.
Guryo badan iyo beerihii qudaarta ayuu sameeyay fatahaadaha wabigu, madaxdawayne maxamad cabdulhi farmajo aya amray xukumada in ay gargar lagaaran dadka ku dhibataysan afgooye wafdi isugu jira xilbano iyo masuuliyiin xilal kasoo qabtay dalka aya garay dagmada afgooye waxa sidookale dagmada kusugan.
gudoomiyaha gobolka shabelada hoose ayaa lagu wada inay gurmad garsiiyan shacabka reer Afgooye ayagoo ka jawabaya baqii madaxawyne maxamad cabdulahi farmaajo waxa radiyaha simba lahadlay gudoomiyaha dagmada afgooye ibraahim cumar qasim

