wasaaradda waxbarashada oo Gaba-Gabaysay Imtixaanaadka Shahaadiga ahaa ee ay Qaadaysay

0

Waxaa dowladda ay maanta ku dhawaaqday in maanta dhammaan lasoo gaba-gabeeyay imtixaanaadkaas ayna si jawi nabdoon ah kusoo dhammaadeen.

Wasaaradda waxbarashada  ayaa sirasmi ah ugu dhawaqday in maanta lasoo gaba-gabeeyay imtixaanka sida uu sheegay wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada ahna ku simaha wasiirka, cabdi raxmaan Jaabiri.

 

hoos Ka dhagayso Codka Ku Simaha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here