Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa go’aamiyay in dib loo dhigay furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka oo ku muddeysnaa 20 bishan April, sababo la xiriira saameynta cudurka Coronavirus, waxaana ay sheegeen in marka xaalada ku haboonaato la furi doono Kalfadhiga.



