Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa hal sano oo kale ugu daray Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen.
Mooshinka lagu doortay waxa lagu sheegay In la waafajinayo muddo xileedka baarlamaanka cusub ee maamulkaas oo ku eg horraanta 2024.




