Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddoonka Degmada Guriceel 

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Guddoonka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Waxa uuna u magacaabay masuuliyiintaan:
1) Faarax Cabdi Macallin Waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Guriceel
2) Cabdishakuur Axmed Faarax Dhimbil G/ ku xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga
3) Cabdirisaaq C/laahi Faarax G/ ku xigeenka maamulka iyo arrimaha bulshada.

Ugu danbeyntii Madaxweynaha ayaa faray dhamaan hey’adaha kala duwan ee Amniga Galmudug iney la shaqeeyaan guddoonka cusub si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here