Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Digtay in La Siyaasadeeyo Caabuqa Carona-virus

0

Madasha xisbiyada Qaran ayaa ka digtay in la siyaasadeeyo Caabuqa Carona-virus,islamarkaana dib loo dhigo doorashadda Soomaaliya ka dhacaysa sanadka 2021-ka.

Guddoomiyaha Madasha xisbiyada Qaran Shiikh shariif oo shir jaraaid ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa talooyin iyo baaqyo u jeediyey dowladda, ganacsatada, qeybaha bulshada iyo beesha caalamka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here