Jubbaland iyo Madasha Xisbiyadda Qaran oo Ka Hadlay Shirkii Garoowe

0

Maamulka Jubbaland iyo Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa ka hadlay go’aanadii la sheegay in ay ka soo baxeen shirkii Puntland.

Qoraalo ay soo kala saareen Labadda dhinac ayay kusoo dhaweeyaan go’aanadii kasoo baxay shirkii Magaaladda Garoowe lagu soo gaba-gabeeyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here