Al-shabaab oo Si Layaab u Dilay Askar Ka Tirsanaa Ciidamadda Ethopia

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidamadda Ethopia iyo kuwa Shabaab oo ka dhacay deegaan katirsan gobolka Bakool ee dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

Dagaalka ayaa ka dhacay duleedka degmada Waajid eee Gobolka Bakool.

Dagaalyahano ka Tirsan Shabaab ayaa weerar gaadmo ahaa ku qaaday ciidamo Ethopian ah oo la sheegay in ay baxsad ahaayeen iyagoo ka goosanayay saldhigga ciidamada Itoobiya ee garoonka diyaaradaha Waajid.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarka lagu dilay 2-skari oo ka Tirsanaa Ciidamadda Ethopia,waxay horey usii qaateen laba qori nuuca shiishka ee Shaam shuutarka loo yaqaan iyo qori AK47 ah.

Askarta la dilay ayaa  damacsanaa in ay lug ku aadaan dhanka Itoobiya balse Al Shabaab oo dhaq dhaqaaqooda la socday ayaa wadada ugalay oo adduunka dhaafiyay inta aysan dalkoodi dib ugu laaban.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here