Dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa warka soo saartay doorahadii maanta ka dhacday Galmugug, war qoraal ah oo kasoo baxay Dowladda ayaa lagu taageeray doorshadaas, waxaana ay dowladdu bogaadisay qaabka ay u dhacaday doorashadaasi.
Wasaaradda arrimaha gudaa iyo dib u heshiisiinta ayaa taagertay doorshada , Axmed Cabdi kariye ayaa loogu doortay madaxweyne, halka madaxweyne ku xigeen loogu dooray Cali Daahir Ciid.
Doorashada maanta ka dhacday dhuusamareeb ayaa waxaa ay u dhacday sidii la filayay, waxaana la doortay musharixii ay dowladdu wadatay.


