Wararka Dowladda Mareykanka oo War Kasoo Saartay Doorashadda Galmudug By Radio Simba - Şubat 2, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Dowladda Mareykanka aya Aqoonsatay Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo ku Xigeenkisa iyadoo Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ay hambalyo udirtay Madaxweynaha Cusub kuna baaqday in Nabadda laga shaqeeyo.