DFS oo Sheegtay in uusan Jirin Heshiis Kala Dhexeeyo Hay’adda Yardimeli.

0

Wasaaradda Caafimaadka & Darueelka Bulshada waxay cadaynaysaa inuusan jirin heshiis shaqo iyo mid howlgalin oo kala dhexeeyo hay’adda Yardimeli.

Wasaaraddu waxay xaqiijinaysaa in hay’adaas shaqada ay ka wado Isbitaalka Yardimeli iyo howlaha caafimaad ee kale ay yihiin howlo baal marsan sharciga iyo qawaaniinta dalka u dagan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here