Shiikh Shaakir oo ka Digay in Doorasho maanta Lagu Qabto Magaaladda Dhuusa-mareeb

0

Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo dhawaan Xildhibaanada Galmudug, garabka Ahlusuna Waljameeca ay u doorteen Madaxweynaha Maamulkas ayaa ka digay in la qabto doorasho maanta ka dhacaysa Magaaladda Dhuusa-mareeb.

Qoraal uu la wadaagay beesha Caalamka ayuu kaga digay doorashadda maanta ka dhacaysa Magaaladda Dhuusa-mareeb ee la doonayo in lagu doorto Musharaxa Dowladda.

Sidoo qoraalka ayaa lagu sheegay  inay Dowladda Federaalka qaadi doonto masuuliyadda wixii dhimasho iyo burbur ee ka dhasha fowdada uu dowladda ku eedeeyay inay ka abuureyso Maamulka Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here