Askari ka Tirsan Ciidamadda ilaaladda Xarunta Dowladda Hoose ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goordhaweyd Muqdisho ku Dilay wiil yar.
Wiilka la dilay ayaa la sheegay in uu ahaa Baalash le, Ama caseeye,waxaana da’diisa lagu sheegay.
Ilaa haatan lama oga sababta ka dambeysa in askariga uu dilo wiilka yarka,balse waxa uu ku doodayaa in uu mobile ka qaatay.
Dhanka kale taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray agagaarka Aqalka dowladda hoose oo daqiiqado ka hor lagu dilay Wiilka yar ayaa amray in la xiro askartii meesha joogtay ee dilka geystay waxana la qaaday Meydka marxuumka.

