25-ruux oo La La’ Yahay Kadib Qaraxii Ex-Kontarool Afgooye ee Muqdisho

0

Guddiga Gurmadka ee ka shaqeynaya tirakoobka dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii Sabtigii ka dhacay Ex-Kontarool Afgooye ee Magaaladda muqdisho ayaa shaaciyay tiradda dadka la la’yahay.

Mid kamid ah saraakiisha Guddiga oo warbaahinta kula hadlay Magaaladda muqdisho ayaa sheegay in ilaa haatan la la’yahay 25-ruux.

Guddiga waxa uu sheegay in 25-ka ruux ee maqan ay kala yihiin  22 Lab ah iyo 3 dheddig ah.

Sidoo kale Sarkaalka ayaa sheegay in nolol lagu helay 5-ruux,balse mid kamid ah uu geeriyooday.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here