War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho.

Jugta Qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacday Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee Muqdisho.

Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka Dhashay Qarax Laakin wali si rasmi ah Looma oga khasaaraha Qaraxaasi Ismiidaaminta ah.

Saraakiil ka tirsan Hay’adaha amaanka Dowladda Soomaaliya ayaa Sheegay Qarax Uu ka Dhacay qeybta Maaliyadda ee Ex-koontarool Afgooye uu ka dhacay qaraxa Ismiidaaminta ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here