Puntland oo Sheegtay in DFS Dagaal Ku Soo Qaadday Waxbarashada+Dhageyso

0

Puntland, ayaa Xukuumadda federaalka Soomaaliya ku  eedaysay, in ay Ardayda Reer  Puntland  u diidday Shahaadadii dugsiyada sare ee heer Federaal.

Af-hayeenka Xukuumadda Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani), oo ka warbixinayay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay, in ay ka hor istaagtay Deeqihii waxbarasho ee Puntland  caalamka ka heli jirtay.

Ardayda Puntland ee sannadkan 2019-ka ka baxay dugsiyada sare, ayaa weli qaarkood u xanniban yihiin shahaadada heer Federaal, halka qaar kalena ay Muqdisho ka doonteen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here