Ahlusuna ayaa ka hortimid Sharuudihii Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Galmudug, ay shalay soo saareen.
Bayaan ka soo baxay Xaafiiska madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir ayaa lagu Sheegay sidookale Ahlusuna in aysan aqoonsaneen Guddiga Farsamada Ee Doorashooyinka Galmudug oo Dowlada Horey U Magacowday.


