Sharuudaha Looga Mid Noqonayo Xildhibaanada Galmudug oo La Shaaciyay

0

Guddiga Farsamada Maamul U Samaynta Galmudug ayaa waxay soo saareen sharuudaha laga doonayo shakhsiga doonaya in uu ka mid noqdo Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Guddiga Farsamada ayaa soo saaray 11 qodob oo laga doonayo qofka noqonaya Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, iyadoo qodobadan ay saamaynayan dhammaan 89-ka Xildhibaan ee Baarlamaanka Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here