Magacyadda Dadka Doonta Kula Rogmatay Magaaladda Beledweyne

0

Sida ay shaaciyeen Kooxaha ku howlan Gurmadka lagu baadi-goobayo dadkii doonta kula Degtay Magaladda Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa shaaciyay magacyadda dadka maqan.

10-ruux ayaa la sheegay in la la’yahay ilaa haatan.

Magacyada Dadka la’ layahay.

1) Sharmarke Khaliif Hassan Xoghayaha Dowlada Hoose ee Baladweyne

2) Dahabo Axmed Hassan lataliyaha sare ee arimaha haweenka madaxweynaha Hirshabelle

3) Khaliif Hassan Agaasimaha Xafiiska duqa Baladweyne

4) Deeqow Abdi Cariif Agaasimaha waaxda Nadaafada dowlada Hoose ee Baladweyne

5) Gulled ibraahin IT dowlada Hoose Baladweyne

6) Abdi Keynan (Abdi kuus) Darawalka duqa Baladweyne

7-Macalin Nuur Ganacsatade

8) Ahmed Ali Osmaan (Ahmed Ganey) Ganacsatade

9) Muscab Xuseen muuto darawal doonida rogmatay

10) wiil school sheikh maxamed macalin F4 ka haa oo Magaciisa lahayn,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here