Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shuruud ku xirtay Mushaar siinta Ciidamadii Ahlusuna ee la qarameeyay, xili shalay tababar usoo xiray Raisulwasaare Xasan Cali kheyre.
Raisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in ciidanka looga baahan yahay waajibaadkooda dastuuriga ah ayna bixin doonaan wixii ay xuquuq leeyihiin xilligaan kadib.
Khayre, wuxuu ka digey isku dhex yaaca cidiamada isagoona sheegay inaysan aqbali doonin mushaharna siin doonin ciidamo kawada tirsan DFS iyo Ahlusuna Wal-jameeca.

